‏Season 2~EP:02: CISIIGII ISLAMAKA

Xilqadan waxaan kusii kala dhig dhigodaana taarikhdii dumarku ay kujireen islaamka ka hor iyo siday isku badashay xuquuqaha dumarku heleen diinta marka ay timid .

Om Podcasten

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).