Season 5~EP:5 ; barbaarinta iyo qur’anka ; التربية والقرآن

Marxalda aynu hada kujirno oo ah (4-6 ) waxyabhaa ugu muhiimsan ee caruurta lagu beerinkaro quranka ayaa kaw ka ah Waxaynu kusoo qaadan doona xalqada manta 16 qodob oo inaga caawinayaa inaynu caruurta Qur’aanka ku xifdi siino . Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajayanaya

Om Podcasten

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).