Season 5~EP13 : xidhiidhka ka dhaxeeya dhiirigalinta iyo qaan-gaadhnimada /العلاقة بين المراهقة والتشجيع

Xalqada caawa waxaan kusii dhamaystiraynaa da’da ( 13-15) Waxaynu sii dhamaystraynaa uun labada qaybood ee ka hadhay ee kala ah 1: waxa ugu muhiimsan ee ay tahay in lagu beero da’da .2: waxa ugu khatarsan ee ay tahay in laga feejignaado marka ay caruurtu da’da .Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanayaa

Om Podcasten

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).