Season 6~EP07: magaca Alle ( AL FATTAX ) اسم الله الفتَّاح

Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle( alfataax ) Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano . Ilasoo dhagaysta casharka si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano Amal abdillahi badde .

Om Podcasten

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).