SUGAHAA QALBIGA EP03:~Self Responsibility|Mas’uuliyada Nafta |

اللهم إني أتبرأ من حولى وقوتي إلى حولك وقوتك.

Om Podcasten

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).