XULASHADA BUUGTA BARAARUG IYO ARRIMO KALE | CABDILLAAHI RAAGE IYO SUHAYB CABDIRAXMAAN

Cabdillaahi Raage iyo Suhayb Cabdiraxmaan  waxa uu kulan kaa jeediyeen bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo

Om Podcasten

Madasha Baraarug waxa ay agaasimtaa bandhigyo buugeed hadafkoodu yahay buugaag tayo leh in uu ka helo akhristaha Soomaaliyeed. Bandhigyadan oo si joogto ah u qabsooma, waxa ka baxa cashirro/muxaadarooyin aqooneed oo muq leh. Halkan ayaadna ka dhagaysan kartaa cashirradaas.