Ep:3;Aq-balaad|Acceptance

‘Aq-balaadda’ ama afka qalaad waxa la yidhaahdo ‘Acceptance’ waxa kasoo horjeeda ‘iska caabbin’ ama ‘resistance’ , aqbalaaddu waa inaad arrimaha ku eegtid isha xaqiiqada, qirtid jiritaankooda iyo jirridooda oo aanad kala hortagin iska caabbin iyo dafiraad midna. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

Om Podcasten

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸