Bitcoin haduu sidan ku sii socdo march 20.000$ watagaya xawalada MoneyGram 100million XRP kudirnay

Kiribto Somali tv waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah 

Om Podcasten

Kiribto Somali media waa Goob Aad ka Baran Karto lacagaha dhijitaalka Ah iyo Tech, yada Blockchain cryptocurrency AfSomali ah iyo Qaab Dhaqaaleedka Cusub Ee dunidu Wajahayso wana Goob La isku dhaafsado Cilmiga tech,yadan Cusub iyo Sidii UMADA Soomaaliyeed Uga Faaiideysan Lahayd lacagaha cryptocurrencyga, waxaad kaloo nagala socan kartaa shabakada https://kiribto.com ama barteene youtubka https://www.youtube.com/c/KiribtoSomaliTv?sub_confirmation=1 isticmaal browserka amaanka ah ee xawaarihiisu sareeyo ee brave browser kala soo dag halkan https://brave.com/?ref=kir251 mahadsanid