Maxaad ka Taqanaa Fanaan caan ah oo sheikh Daacii diinta faafiyo noqday

Send us a text Cabdirisaaq Cabdullaahi Aadan (Jiir) wuxuu noloshiisa ku soo qaatay intii uu yaraa Kismaayo, balse Barbaarkiisu waxaa ku noolaa Muqdisho xiligii Dowladii Kacaanka. Wuxuu ahaa mid ka mid ahaa dhalinyaradii caanka ka ahaa goobaha lagu caweeyo ee Muusigga iyo qoob ka ciyaarka lagu qabto, gaaar ahaan Hoteladii caanka ahaa ee Jubba iyo Curubo ee Muqdisho, Jiir ayaa qiray inuu ku faani jiray inuu ahaa qofka koowaad ee xaadira inta aan la bilaabin miyuusiga cawaysyada e...

Om Podcasten

Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….