REYSUL WASAARAHA MUXUU KA DHAHAY DADKA NAAFADA SOMALIYEED

Send us a text REYSUL WASAARE Mudane Xamsa Cabdi bare wallakey dalmar waa uuimanakra halkan wax ka hortaagan majiran dowlad dadk naafada wax badan ayay ka qabnadoonta waxaan sameyn sharciga caruruta iyo sharciga naafada oo hada balamanak horyaalo wad ogatahin dhaqal inu ku adagay in dad badan la shaqaleyo waqitan inskast 6000 macalin la shaqlaeysi hadan waxaa balanaqada naafada iney qeeyb ka nqodaan waxaan idiin rajeyn inaad ka fadieysn doonta dowlad hada waxaan kuj...

Om Podcasten

Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….