Scrolla ner för att komma till sidan

Dib ugu noqoshadii Hargeysa

Luuqada soomaaliga sidee ugu fudud ee lagu baran karaa? Su'aashaas iyo qaar kale oo badan, waxaan waydiinay Mushtaaq oo qaybtan marti noogu ah. Mushtaaq waxay  ku dhalatay qurbaha, waxay muddo 8 sanno ah soo joogtay Hargeysa. 

Om Podcasten

Hadafka aanu ka leenahay Podcast-kan Reer Guura , waxaa weeye in aanu dhisno oo xoojino shaqsiyada qofka muslimka ah ee soomaaliga ah. Waxaanu ku soo qaadan doona mawduucyo kala duwan oo khuseeya bulshada soomaaliyeed. Mawduucyadaaas oo aanu rajaynayno in ay ku raad reebaan dhagaystayaasha ku taxan Podcast-kan. Hadii ay jiraan wax talo iyo tusaale ah oo aad nagu soo kordhin karto, aad ayaanu usoo dhawaynaynaa, ee fadlan, nagala soo xidhiidh ciwaanada aanu ku leenahay baraha bulshada.