Scrolla ner för att komma till sidan

Ramadanka iyo qurbaha

Waa qaybtii 1-aad ee barnaamijka taxanaha ah, ee aan ugu talo galnay bishan Ramadan. Fartuun oo qaybtan marti noogu  ah, waxaanu wax ka waydiinay axkaamta Ramadanka iyo caqabadaha aanu la kulano dadkeenan qurbaha ku nool. 

Om Podcasten

Hadafka aanu ka leenahay Podcast-kan Reer Guura , waxaa weeye in aanu dhisno oo xoojino shaqsiyada qofka muslimka ah ee soomaaliga ah. Waxaanu ku soo qaadan doona mawduucyo kala duwan oo khuseeya bulshada soomaaliyeed. Mawduucyadaaas oo aanu rajaynayno in ay ku raad reebaan dhagaystayaasha ku taxan Podcast-kan. Hadii ay jiraan wax talo iyo tusaale ah oo aad nagu soo kordhin karto, aad ayaanu usoo dhawaynaynaa, ee fadlan, nagala soo xidhiidh ciwaanada aanu ku leenahay baraha bulshada.