Qof dhan ma i arkaayo

No one sees me, a child trying to collect money for charity but makes mistakes, follow his story and see how they do to fix the problem and what you could learn.Qofna ima arko, ilmo isku dayaya inuu lacag samafal ah u ururiyo, laakiin wuu qaldamaa, la soco sheekadiisa oo arag sida ay u xaliyaan dhibaatada iyo waxaad ka baran karto.

Om Podcasten

Short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali Instagram https://www.instagram.com/sheekooyinafsomali/