Salaadda sida aa u bilaabay

This episode is about a young girl's journey to start praying salah. Her parents are encouraging her to pray by starting on one prayer at the time. Dhacdadani waxay ku saabsan tahay gabar yar oo rabto iney bilowdo tukashada salaada. Waalidkeed waxay ku dhiirigelinayaan inay tukato salaad.

Om Podcasten

Short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali Instagram https://www.instagram.com/sheekooyinafsomali/