INSAANKA HADII UU QIIMIHIISA GARANWAAYO! DUNIDA CULAYS AYUU KU YAHAY ┇ Sh. Mustafe xaaji ismaaciil

Sh. Mustafe xaaji ismaaciil oo ka waramaya insaanku haduu garan waayo qiimaihiisa.

Om Podcasten

Halkani waa Somali scholars Podcast waxaad ka heli doontaa muxaadarooyin,duruus,dhiiragelin,iwm kuwaas oo ku baxaya afka soomaaliga. Ku soo dhawoow Somali Scholars Podcast.