Faa'idooyinka Allah ka cabsiga (Sh. Dirir)

Asc

Om Podcasten

Asalaamu Caleykum dhamaan walaalahayga muslimiinta ah. Podcast waxaan ku soo gudbin doona muxaadarooyin diiniya oo ina anfici doona if iyo aakhiro bi'idni'Allah. Allah waxaan inooga baryaya inuu inaga dhigo kuwa ku anfaca oo khayrka isku sheega xumaantana iska reeba, Amiin. Waxaanan idinka codsanaya inaad Allah dembi dhaaf i weydiisan. Jazakallah khayr.