BUUNDO

En podcast av: Mohamed Omer
BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan
BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan. Ujeedadu waa in aan abuurno horseed lagu dayan karo.